(Akhriso) AFRICOM oo War ka soo saartay duqeyn Al-shabaab lagula beegsaday Jilib

War saxaafadeed ka soo baxay Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa faahfaahin kooban looga bixiyey  duqeyn ka dhacday degmada Jilib ee gobolka Jubadda Dhexe. AFRICOM ayaa sheegtay in weerarkan laba maalmood ka hor laga fuliyay Jilib oo ah xarunta ugu weyn ee Al-shabaab ku leedahay Koonfurta Somalia “AFRICOM oo kaashaneysa ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya … Continue reading (Akhriso) AFRICOM oo War ka soo saartay duqeyn Al-shabaab lagula beegsaday Jilib